Ra’isul Wasaare Scott Morriso oo ku baaqay in wax laga qabto Baraha bulshada

Baraha bulshada ayaa noqday kuwa xiligan saameyn badan ku yeeshay nolosha bulshada Caalamka , waxaana barahan oo ay ugu caansan yihiin Facebook, Twitter iyo Youtube lasoo dhigaa Muuqaalo mararka qaar araggax iyo dhibaayooyin kalaba abuura. Muuqaal dhawaan si toos ah barta Facebooka looga daawanayay ayaa caro badan abuuray, waxaana muuqaalkan bartiisa toos uga soo deenayay … Continue reading Ra’isul Wasaare Scott Morriso oo ku baaqay in wax laga qabto Baraha bulshada